arag
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
arag1
Magac lab1
Hawsha indhuhu jirka u qabtaan ee ugu tebiyaan walxaha ka hor imaanayaa waxa ay yihiin.
2
Muuqaal.
arag2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Indho muuqaal qabasho.
2
Fiirin.
3
U a.: arrin si gaar ah cid ula muuqasho.
Is-rogga falkan
-rkay, -ragtay; -rki