Qaamuusle LogoQaamuusle

aruurso

Fal gudbe, isrogrogga 3aad
1
Wax kala firisan meel isugu geysasho.
2
Wax meel yaal wada qaadasho. ld ururso, uruurso.
Is-rogga falkan

-saday, -satay