Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
qaxso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
1
Dad, xoolo iwm cabsi awgeed meel ugala cararid.
2
Dhuxul shidasho.
Is-rogga falkan
-saday, -satay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: qax
Magac lab
2: qaxaab
Magac lab
3: qaxaabad
Magac dheddig
4: qaxaabnimo
Magac dheddig
5: qaxaanqax
Magac lab
6: qaxaanqixid
Magac faleed dheddig
7: qaxan
Magac lab
8: qaxanqax
Magac lab