Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
astaamee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
Wax astaan u yeelid. ld astee.
Is-rogga falkan
-meeyay, -maysay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: astaad
Magac lab
2: astaajir
Magac lab urur
3: astaamayn
Magac faleed dheddig
4: astaamaysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: astaamaysnaan
Magac faleed dheddig
6: astaamaysnaansho
Magac lab ama dheddig
7: astaan
Magac dheddig
8: astaaqfurow
Magac lab