Qaamuusle LogoQaamuusle

axgab

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

axgab1
Magac lab
1
A. ah: tabarbeelidda nafley tabar beeshay; jirro, gabow, daal iwm awgeed.
2
la midka ah (ld):
axgabid
axgab2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Nafley jirro, gabow, daal iwm la tabarbeelid.
Is-rogga falkan

-bay, -btay

Ereyo kale oo u soo dhow