Qalab sida badan caw laga sameeyo oo wax lagu babbiyo.
2
Wadarta Magacan
-yo, m.dh
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Babbis-ka)
Qalab inta badan, caw midabyo badan laga tidco oo daab leh, oo dabka lagu belbeliyo ama kolkii la kululaado laysku babbiyo; wixii dabaysha kiciya oo xiisad u yeela oo dhan.