marti
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
marti1
Magac labQof laga soo dhaweeyey guri aanu lahayn.
Wadarta Magacan
marti, m.dh
marti2
Magac dheddig ururDad laga soo dhaweeyey guri aanu lahayn.
marti3
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aadM./u m.: cid marti u noqosho.
Is-rogga falkan
-iyay, -iday; -iyi