Qaamuusle LogoQaamuusle

wareeq

Magac labXisaab
Fogaanta ku dul meeran shaxan kasta oo oodan. Waxa kale lagu qeexaa dhererka xood oodan. Xoodkaasoo noqon kara siman sida goobo ama qabaal ama xood googo'an sida geesoole.
Wadarta Magacan

-gyo, m.dh