balaq
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
balaq1
Magac lab1
Cad yar oo hilib ah oo aan waxtar lahayn.
2
Cad hilib ah oo meel ka lusha.
3
Afka b. ha igu siin: ha ila hadlin!
Wadarta Magacan
-qyo, m.dh
balaq2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadBalaq noqosho (qof).
Is-rogga falkan
-qay, -qday