Qaamuusle LogoQaamuusle

baqti afuuf

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

baqti-afuuf1
Magac lab
1
Diqsi waaweynoo aan laga waayin meesha baqti yaal.
2
B. ah: qof wax aan qiimo lahayn bunbuuniya. ld bakhti-afuuf¹.
baqti-afuuf2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax aan qiimo lahaayn buunbuunin.
2
Nafley aad u liidata taakulo dheerad ah siin si ay u noolato. ld bakhti-afuuf².
Is-rogga falkan

-fay, -ftay