Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
bikaaco
Magac dheddig
Fiisikis
Walax kasta oo ileys mootiye ah, lehna hal dhinac oo xoodan ama labada dhinacba xoodan. Bikaacada waxa lagu tilmaansadaa nooca dulaheeda ama raadka duluhu ku leeyihiin dhud ileys.
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: bikaac
Magac dheddig shanqar-raac
2: bikaacsad
Magac lab
3: bikaacsasho
Magac faleed dheddig
4: bikaacsi
Magac lab
5: bikaacso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
6: bikil
Magac lab
7: bikilan
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
8: bikilid
Magac faleed dheddig