Ereygan wuxuu leeyahay 2 Qaab iyo macneyaal kala duwan.
biyoculus1
Magac dheddig
Ceelasha la shubo meesha isha xigta.
Wadarta Magacan
-syo. m.dh
biyoculus2
Magac dheddig
Kiimika
Diyuteeriyam ogsaydh: biyaha atamyadu haydarojiin ee ku jiray, 1H, ay beddeleen isku godka ka culus ee diyuuteeriyam, 2H, summaddiisuna tahay D. Waa hoor midab laawe ah.