Qaamuusle LogoQaamuusle

boog xiidmeed

Magac dheddigDaawo
Boog ku taal qayb ka mid ah xiidmaha (duodenum) waxaana keena asidhka caloosha. Waxaana u badan dadka noocooda dhiigga uu yahay kooxda “O”. Astaamaha: xanuun uurkujirtada marka calooshu marantahay; matagna waa jiri karaa.
Wadarta Magacan

-dyo, m.dh