Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
bucshiro
Magac dheddig
1
la midka ah (ld):
bucshirad
Ganacsi
2
Alaab laga ganacsado, badeeco.
3
Nooc ka mid ah ciyaaraha turubka oo afarta warqadood ee badda taal la baayaco.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: bucabbucayn
Magac dheddig
2: bucabbucee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
3: bucasho
Magac faleed dheddig
4: bucayn
Magac dheddig
5: bucee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
6: buco
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
7: bucshirad
Magac dheddig
8: buctureen
Magac lab