Qaamuusle LogoQaamuusle

buulley

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

buulley1
Magac dheddig
Qayb ka mid ah heerka koritaanka cayayaanka qaarkood.
buulley2
Magac dheddigCilmiga-naflayd
Heerka saddexaad ee koritaanka meerta nololeedka qaar ka mid ah cayayaanka. Heerka b.da quudashada iyo socodkuba way joogsadaan, waxaana dhaca isbeddelka uu caydigu isu beddelayo qaangaadh.