Qaamuusle LogoQaamuusle

buuri

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

buuri1
Magac lab
1
Geedo jaadad badan ah oo ubax guduud iyo caddaan ah iyo caleemo waaweyn, oo waran qaabki leh, bixiya; saakarro; tabaako.
2
Caleenta geedahaas oo siyaalo badan loogu isticmaalo (afka oo laga qiiqiyo ama laga cuno, sankoo laga cuno).
3
Waxyaalo kaloo caleemahaas laga sameeyo: sigaar, shurug, saliid, daawo, udgoon iwm.
4
Buuriga la qiiqiyo.
buuri2
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
Qof ama wax cayilin, naaxin; wax weynayn.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay