caddib
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
caddib1
Magac lab1
Luggooyo; kadeed.
2
la midka ah (ld):
caddibid
caddib2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Cid shiddo iyo dhibaato gaarsiin.
2
Cid luggooyo badid.
Is-rogga falkan
-bay, -btay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-bay, -btay