Qaamuusle LogoQaamuusle

cir

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

cir1
Magac lab
1
Samada sare, buluug ah oo ay xiddiguhu ka muuqdaan.
2
Roob.
cir2
Magac lab ama dheddigCilmiga-naflayd
Xaddiga cuntada ee qof caloosha ku qaadi karo.