dabakar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dabakar1
Magac lab1
Geedgaab leh laamo dhuudhuuban, tootoosan oo la laga dhigto.
2
Cad maro ah.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
dabakar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadMaro, cad maro kale ah ku tolid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay