dacarbax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dacarbax1
Magac labBixidda caloosha qaras ku jirta ay ka baxdo.
dacarbax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadCalool ama xiidmo qaras ku jirtay, ka bixid.
Is-rogga falkan
-xay, -xday; -bixi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-xay, -xday; -bixi