Qaamuusle LogoQaamuusle

dago

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dago1
Magac dheddig
1
Bilaha dayaxa ee muslinka tirsado tan ugu horreysa.
2
Sadaqo sharciga Islaamku ku waajibiyey hantida qofka muslim ah sannadkiiba mar.
3
D. ah: neef ari ah oo sadaqadaas loo bixiyo.
dago2
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
U d.: wax, cid u dayacmid.
2
Ku d.: ku dagmid, ku khatalmid; sigasho; baylahoobid.
Is-rogga falkan

-gtay, -gatay