dakhaakhul
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dakhaakhul1
Magac labQof gabow dartiis, isku daran noqday. ld laclac¹.
dakhaakhul2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadQof gabow dartiis erayada uu sheegayo aan la garan karin. ld laclac².
Is-rogga falkan
-ulay, -ushay