dalooshan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dalooshan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadMeel, wax dalool leh noqosho. ld duleeshan¹.
Is-rogga falkan
-amay, -antay; -ami
dalooshan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax dalool leh ahaansho. ld duleeshan².
Is-rogga falkan
-shnaa,-shnayd