daradhig
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
daradhig1
Magac lab1
D. ah: miro meel sare saaran oo la qallajinayo.
2
D. ah: ilmo dhashay oo aan weli afartankii ka bixin.
daradhig2
Magac dheddigSariir caws ka samaysan oo aad dhulka ugu dhow.
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay