Qaamuusle LogoQaamuusle

darbo

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

darbo1
Magac dheddig
1
Si xoog ah uu kubbad lugta loogu laado.
2
Khayaano faa'iido weyn lagu helo. ld darbad (3).
Wadarta Magacan

-ooyin, m.l

darbo2
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Darab qaadasho.
2
U d.: qof hawl isu diyaarin.
Is-rogga falkan

-baday, -batay