Qaamuusle LogoQaamuusle

dargad

Magac dheddig
1
Dhisme dhulka ka kacsan oo kaneecada laga fuulo ama miraha lagu qallajiyo.
2
Sariir yar oo ilmaha dhashay la seexiyo. ld daragad.
Wadarta Magacan

-do, m.l