Qaamuusle LogoQaamuusle

dawaco

Magac lab
1
Dugaag hilib ku noolka ka mid ah, eyga u eg kase yar oo ariga laaya.
2
Dawacada midkeeda dheddig. ld dacawo, dayo¹ (2).
Wadarta Magacan

-ooyin, m.l