Qaamuusle LogoQaamuusle

fiix

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

fiix1
Magac lab
1
Firfir subag ah oo marka caanaha la lulo dul sabbeeya.
2
Fuf.
3
Dufan yar oo ka dhashiima laf qorrax taal.
4
la midka ah (ld):
fiixid
fiix2
Magac dheddig
la midka ah (ld):
feex
fiix3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Caano firfir yeelasho.
2
Wax sida dhidid, biyo iwm meel ka soo kor bixid.
3
Geed fufid.
Is-rogga falkan

-xay, -xday