Qalab bir ah, laga dhawaajiyo marka xisada dugsida billaabanayaan ama dhammaanayaan.
Wadarta Magacan
-nno, m.dh
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Dawan-ka)
Koor bir ama wax kale laga sameeyey oo qaar fardaha surka loogu xiro qaarna xafiisyada iyo dugsiyada la dhigo oo laysugu yeero ama laysugu baaqo; koor.