Qaamuusle LogoQaamuusle

degitaan

Magac lab
1
Rug ka dhigashada meel rug laga dhigto.
2
Fariisashada wax duulayey fariisto.
3
Shiididda biyo hoos loo shiido.
4
Hoos u dhicidda dhul, webi iwm hoos heerkoodii uga dhacaan.
5
Kala miirmidda wax qasnaa kala miirmaan. ld degid.