xagaldaac
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xagaldaac1
Magac labla midka ah (ld):
xagaldaacid
xagaldaac2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadBaari ama culays ka batay darti, lugtu la laabmid, la daacid, la kufid. ld xagalkaddaac.
Is-rogga falkan
-cay, -cday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-cay, -cday