Qaamuusle LogoQaamuusle

dembitir

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dembitir1
Magac lab
Baabi'inta raadka dembi la galay. ld dembitirid.
dembitir2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Dembi raadkiisa baabi'in. ld dambitir².
Is-rogga falkan

-ray, -rtay