Qaamuusle LogoQaamuusle

fasir

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

fasir1
Magac lab
la midka ah (ld):
Fasiraad; fasil¹
fasir2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax laga hadlayo faahfaahin ka bixin.
2
la midka ah (ld):
fasil²
Is-rogga falkan

-ray, -rtay