dhaadhac
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhaadhac1
Magac lab1
Lacag aan la xoogsan oo qofka siyaaba dadban ku soo gasha.
2
la midka ah (ld):
dhaadhicid
3
la midka ah (ld):
dhacdhac¹
dhaadhac2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadMeel hoose u degid.
Is-rogga falkan
-cay, -cday; -dhici