dhaawac
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhaawac1
Magac labNabar xanuun leh oo oogada ku dhaca.
Wadarta Magacan
-cyo, m.dh
dhaawac2
Magac labDaawoKala go'a qaab dhiska xubin ama sooh oo ay keento dhibaato dibedda ugu timid.
Wadarta Magacan
-cyo, m.dh
dhaawac3
Fal gudbe, isrogrogga 1aadNafley nabar xanuun leh gaarsiin.
Is-rogga falkan
-cay, -cday; -wici