Qaamuusle LogoQaamuusle

dheefshiid

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dheefshiid1
Magac lab
la midka ah (ld):
dheefshiidid
dheefshiid2
Magac labBaayoloji
Burburinta uu noole burburinayo cunto soo gashay ee uu ka dhigayo kiimiko ahaan qaab fudud oo si sahlan loo nuugi karo jidhkuna uu isticmaali karo ayaa loo yaqaan dh.
dheefshiid3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax dejin.
Is-rogga falkan

-day, -dday