Qaamuusle LogoQaamuusle

dhigan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhigan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax la kaydiyey noqosho.
2
U dh.: wax, wax kale la qiima ah noqosho.
Tusaale
Macawistu waxay u dhigantaa shaalka
Is-rogga falkan

-gmay, -gantay; -gmi

dhigan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax la qoray ahaansho.
2
U dh.: wax, wax la qiima ah ahaansho.
Is-rogga falkan

-gnaa, -gnayd