dhiigbax
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhiigbax1
Magac lab1
Dhiig badan oo oogada meel ka mid ah ka yimaada.
2
la midka ah (ld):
dhiigbixid
dhiigbax2
Magac labDaawoDhiig badan ka yimaada xidid go'ay gudaha ama xagga sare ee jirka.
Wadarta Magacan
-xyo, m.dh
dhiigbax3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadDaawoDhiig badan oogada meel ka mid ah ka imaansho.
Is-rogga falkan
-xay, -xday; -bixi