dhiigmadoobaad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhiigmadoobaad1
Magac labMeel nabar ku dhacay dhiigga ku urura oo madoobaada.
Wadarta Magacan
-dyo, m.dh
dhiigmadoobaad2
Magac labDaawoDhiig madoobaad ah oo maqaarka hoostiisa ku urura marka jug gaadho jirka meel ka mid ah ama xididdo iska go'a cudurrada qaarkood.
Wadarta Magacan
-dyo, m.dh