Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
dhilo
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
1
Sabuul galley iwm qolof ka qaadasho.
2
Caaw iwm diir ka baxsasho.
3
Timo feerasho.
Is-rogga falkan
-ishay, -ilatay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: dhib
Magac dheddig
2: dhibaad
Magac dheddig
3: dhibaadi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
4: dhibaadin
Magac faleed dheddig
5: dhibaadsii
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
6: dhibaadsiin
Magac dheddig
7: dhibaaji
Magac lab
8: dhibaatayn
Magac faleed dheddig