Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
dhooble
Magac lab
Juqraafi
Dhagax wareegsan oo baraf weyne uu ka soo qaaday meeshiisii hore geeyayna fogaan door ah; baraf weynuhu markuu dhalaalana halkuu ku dhalaalay ayaa looga tagaa dhagaxaas.
Wadarta Magacan
-ayaal, m.l/dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: dhogof
Magac lab ama dheddig
2: dhogofsasho
Magac faleed dheddig
3: dhogofsi
Magac lab
4: dhogofso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
5: dhogor
Magac dheddig
6: dhogordhacsad
Magac lab
7: dhogordhacsasho
Magac faleed dheddig
8: dhogordhacsi
Magac lab