dhoocil
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhoocil1
Magac labRati weyn; xaas-walwaal.
Wadarta Magacan
-llo, m.dh
dhoocil2
Magac dheddig1
Gabar aan weli qaangaarin; foodley.
2
Naag aad u buuran.
Wadarta Magacan
-lo, m.l
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-llo, m.dh
-lo, m.l