dhool
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhool1
Magac labFoodda sare, oo cad ee daruur da'aysa.
Wadarta Magacan
-llo, m.dh
dhool2
Magac dheddig1
Ilkaha foolasha iyo miciyaha u dhexeeya midkooda.
2
Masaar yar oo geedaha yaryar lagu gooyo.
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-llo, m.dh