Qaamuusle LogoQaamuusle

dhoollatus

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhoollatus1
Magac lab
1
Isu miciyalisashada awrta qooqan.
2
Xoogga cidi leedahay oo la soo bandhigo si cadowga loogu niyad jebiyo.
3
Fulabbajis; bowdaqaawis.
4
la midka ah (ld):
dhoollatusid
dhoollatus2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Awrta qooqan isu miciyallisasho.
2
Xoogga qolo leedahay muujin, si cadowgu u arko oo u tixgeliyo.
3
Fulabbajin. ld dhoollatuso.
Is-rogga falkan

-say, -stay