Qaamuusle LogoQaamuusle

dibdhac

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dibdhac1
Magac lab
Daahidda laga daaho ballan iwm. ld dibdhicid.
dibdhac2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Waqtigii la rabay ka gadaal marid.
2
Heer wanaagsan oo lagu sugnaa hoos uga dhicid.
Is-rogga falkan

-cay, -cday; -dhici