Qaamuusle LogoQaamuusle

digtoon

Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Qof diyaar u ah wax uu filayo ahaansho.
2
Qof si toosan u taagan oo labadiisa lugood si simman isu garab yaalliin ahaansho (millatari).
Is-rogga falkan

-naa, -nayd