dhambalan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhambalan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax la dhambalay noqosho.
Is-rogga falkan
-lmay, -lantay; -lmi
dhambalan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax la dhambalay ahaansho.
Is-rogga falkan
-lnaa, -lnayd
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-lmay, -lantay; -lmi
-lnaa, -lnayd