Qaamuusle LogoQaamuusle

guntan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

guntan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Xarig iwm wax la guntay noqosho.
2
Dhiig iwm wax fariistay noqosho.
Is-rogga falkan

-amay, -antay; -ami

guntan2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 4aad
1
(f.g) Wax qaarka dambe maro uga xiran ahaansho.
2
(f.mg) Xarig iwm wax guntin leh ahaansho.
3
(f.mg) Dhiig iwm wax fadhiya ahaansho.
Is-rogga falkan

-naa, -nayd