dayow
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dayow1
Magac lab1
Wareer lala kala garan waayo waqtiga iyo meesha la joogo.
2
la midka ah (ld):
dayoobid
dayow2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWareer awgiis, waqti iyo jaho garan waayid.
Is-rogga falkan
-oobay, -owday; -oobi