gunaanadseeg
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gunaanadseeg1
Magac lab1
Yaasimin la'aanta uu la kulmo qof dhintay.
2
la midka ah (ld):
gunaanad-seegid
gunaanadseeg2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadQof dhintay, gunaanad waayid.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-gay, -gtay